.
|
|
|
Warbaahinta Horn Afrik oo eedayn u soo jeedisay DKM iyo ciidamad Ethopianka April 22, 2007(SNN)-Mogadisho Waxaa maalintii shalay aheyd madaafiican lala beegsaday warbaahinta Honrn Afrik oo ah warbaahin ka howl gashay magalada Muqdisho, madaafiicadaasi oo la tuhunsanyahay in ay ka soo dhacayeen dhinaca ciidamada Dowlada iyo kuwa Ethopianka ay ka howl galaan. Madaxa Horn Afrik Ali Iman Sharmake oo saxaafada la hadlayay baa dhaleceyn dusha kaga tuuray Dowlada ku meel gaar ah iyo ciidamada Ethopianka, meeshana ka saaray in 7 madaafiican si kama ah oogu soo wada dhacaan xarunta warbaahinta oo sabatay in ay Horn Afrik hawada ka baxday. Md Sharmake ayaa meesha ka saaray in arinta ay kama ka wayntahay ilsa markaana, balse ay tahay mid u lakac ah, danta laga leeyahay ay ahaan karta in dadka waraka kala socda warbaanita oo la doonwaya in laga hor istaago. Waxaa uu Sharmke ku gacan sayray eedaymaha ah in warbaahintiisa ay dhinica kacdoonka u janjeerta islama markaana ay dowlada ka soo horjeeda.
|
|
|
webmaster@snnnews.net
Home||About
Us ||Contact Us ||Conditions
of Use| |Privacy Notice|© 2005, Somali
News Network Inc. |